Skip to main content

Posts

Edegayn: Erey loo Sed-buriyay !

Recent posts

Somaliland oo loo Maamulo sidii Shirkad Ganacsi

WQ Abdiqadir Saleban Hashi

Waligaa Ma is waydiisay ama ma ka fikirtay Somaliland haddii loo maamuli lahaa sidii oo ay shirkad Ganacsi tahay, Madaxwaynaha wadankuna yahay Maamulaha shirkada, wasiiradu yihiin Maamule hoosaadyadii Shirkada, Muwaadiniintu yihiin dadka Saamiga ku leh shirkada (shareholders) islamarkaana haddana ay yihiin Macaamimiishii shirkada (customers)?,  saamilaydani (muwaadiniinta) iyagaa xaq u leh inay doortaan Golaha (board), maamulaya shirkada oo noqonaya qaar iyaga matala (Baarlamaanka iyo Madaxwayanaha ayaa ay dooranayaan) shirkadani waxay  leedahay astaamaha shirkadi leedahay oo dhan, waa shirkad la tartamaysa shirkadaha kale oo ku hamiyaysa inay sida ugu fiican ugu adeegto macaamiisheeda, la tartanto shirkadaha kale oo siyaasad fiican oo xaga tartanka ah leh, ku dadaalaysa in dadka saamiga ku leh markasta faa'iido badan helaan, ku dadaalaysa inay kharashka ay galayso intay yarayn karayso yaraysa, faaiidada soo galaysana ay badiso isla markaana leh siyaasad …

Xuska iyo Xusuusta Faarax Oomaar!

Dood Cilmi-yeed: Taranka, Tirradda & Tayadda Bulshadda

Dood nooceeda oo hore aan loo arag oo foodda ay is dareen dhallinyaro isku-lod ah balse kala aragti iyo afkaar duwan oo daarnayd " Tarranka, Tiradda  & Tayadda Bulshadda" ayaa akhristiyashaasha dalagani ka daalacan karaan ciriqan http://weedhsan.com/index.php/dood-wadaag/dhasha-iyo-dhaqaalaha. In ka badann 35 dooddood ayaa halkaas ku daabacan waxaanan ku dhiirigelin lahayn in aad u samir yeelataan akhriskeeda kana bogataan madaama wax idiinka kordha mooyee waxba aanay idin yeelayn.

Q&A: Hubaal's editor talks about press in Somaliland

Tom Rhodes, CPJ East Africa Consultant Editor Hassan Hussein, left, and Director Mohamed Ahmed relaunch their publication one day after the government lifts its suspension. (Hubaal) Hubaal, Somaliland's critical and much-beleaguered daily newspaper, is back on newsstands after a presidential pardon last week. The paper was shuttered on orders of the attorney general in June without explanation. In April, two gunmen, subsequently identified by authorities as police officers, raided the office of Hubaaland attacked its staff after a series of critical articles accusing the government of nepotism and misuse of office. Editor Hassan Hussein and Managing Director Mohamed Ahmed were both convicted on defamation charges last month and given prison terms. The two journalists were released on bail and are appealing their convictions. Few publications have faced such an onslaught by authorities in the semi-autonomous republic of Somaliland. CPJ spoke to Hassan about his pligh…